Somali
English

Ku Soo Dhawow ISUROON....

Isuroon waa urur beeshu leedahay oo haween hogaamiyo oo ka shaqeeya maslaxada haweenka kana duula aaminsanaanta ah in haweenka iyo gabdhaha Soomaalida ahi ay u qalmaanhelid caafimaad iyo cod buuxa.Waxaan u nahay af iyo dhaqan ahaanba ku xire ku xira haweenka akhbaarta fayoobida, bixiyeyaal daryeel caafimaad oo la aaminsan yahay, barida xisaabaadka lacagaha, ku lug yeeladka hawlaha bulshada iyo hogaamin.

Welcome to ISUROON...

Isuroon is a woman-led, community-driven organization motivated by the belief that Somali women and girls deserve to be healthy and have a strong voice.We are a linguistic and cultural bridge connecting women with wellness information, trusted health care providers, financial literacy, civic engagement and leadership.